daafeet.com
Mashaariic Gaareysa 200 oo Milyan oo ay Qadar Sheegtey In Ay Ka Fulin Doonto Dalka Somaliya
Dowladdaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa kala saxiixday mashaariic hormarineed oo ku kacaya lacag dhan $ 200 oo million oo dollar. Waxaa uu sheegay wasiirka in mashaariicdan dhamaantood yihiin kuwo hor…