Monthly Archives: May, 2017

Browse our exclusive articles!

Galmudug iyo Puntland oo Hishiis Cusub Ku Gaarey Magalada Cadaado

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in maanta halkaasi ay heshiis ku gaareen...

Diyaarad Laga Leeyahay Shirkada Bancroft oo Maanta Ku Dhacdey Magalada Muqdisho

Wararka imanaya garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhaw ku dhacday diyaarad ay leedahay shirkadda Bancroft, oo ah shirkad...

Dhibaatooyin Ka Taagan Hub Ka Dhigista Dowlada Amartey

Warar aynu ka heleyno degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in iska horimaad kooban uu halkaasi ku dhaxmaray ciidammada xasilinta caasimada iyo rag...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Gaarey Magalada Cadaado

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa goor dhaweyd gaaray xarunta magaalada Cadaado, halkaa oo ay ka socto munaasabada calleemo saarka madaxweynaha dowlad...

Wadooyinka Muhiimka ah ee Magalada Muqdisho oo Maanta Xiran

Ciidamada dowladda ayaa Saakay Gawaarida dagaalka ku jaray qaar ka mid ah wadooyinka ugu muhiimsan Magaalada Muqdisho sida Maka Al-Mukarrama,Wadnaha iyo Jidka 30-ka. Dadka Shacabka...

Popular

Alshabab oo duqeyn lagula beegsadey magalada galhareeri ee gobolka galgaduud

Duqayn ay iska kaashadeen Dowladda Federaalka & Saaxiibadeed ka...

Itoobiya oo masar ku eedeysay iney ciidamo usoo diri rabto somaliya

Ciidamada Difaaca Itoobiya ayaa bayaan ay soo saareen waxay...

Dowlada somaliya oo soo dhaweysay go’aan maxkamada icj

Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay go’aankii ay dhawaan Maxkamadda...

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed oo soo dhaweeyey go,aanka wax ka bedelka dastuurka

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo...

Subscribe

spot_imgspot_img