daafeet.com
Dhegeyso:Wasiirka Arimaha Gudaha oo Beeninaaya Hadalada Sheegaya In La Lunsadey Mucaawinadii Rashinka oo Ay Turkiga Ugu Tala Gashey Somaliya
Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa sheegay in ay been abuur tahay wararka sheegaya in la masuq maasuqay raashiinkii garga…