Aqriso Magacyada Gudiga Heer Federaal Ee Doorashooyinka 2016

0
116

Madaxweynaha DowladaFederaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer ka soo saaray magacaabista Guddiga Heer Federaal ee Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee sannadka 2016-ka.

Magacyada xubnaha ka mid noqonayaa guddigan ayaa kala ah:

1- Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa
2- Maxamed Jaamac Mursal
3- Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen
4- Sahra Maxamed Cali Samatar
5- Maxamed Cabdi Xayir
6- Saalax Axmed Jaamac
7- Maxamed Keynaan
8- Nafiisa Geedi Santuur
9- Cabdiraxmaan Xabashow
10- Baarliin Cadami
11- Cabdiweli Xersi Cabdulle
12- Saadiq Abshir Garaad
13- Aadam Ibraahim Aw Xersi
14- Cabdicasiis Sheekh Xuseen
15- Cabdiraxmaan Aadan Sate
16- Maxamed Cabdi Nuur
17- Xuseen Qaasim Yuusuf
18- Cabdullaahi Salaad Yaroow
19- Axmed Maxamed Saciid
20- Fardowsa Maxamed Ducaale
21- Aamina Cabdullaahi Dheerow
22- Raaxo Maxamed Janaqow

Guddigan waxaa hawshiisu noqon doontaa dejinta qorshe hirgelin oo faahfaahsan, jadwalka doorashada (kalandarka doorashada) iyo inuu ku dhawaaqo taariikhda ay dhacayaan doorashooyinka sannadka 2016.