daafeet.com
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Soo Dhaweeyey Hubkii Ay Dhawaan Qabteen Ciidanka Faransiiska ee Ku Sugan Xeebaha Somaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhaweeyey dadaalka waddamada caalamka ee saaxiibka ah ay uga hortagayaan hubka sida sharci-darrada ah la isu…