daafeet.com
Daawo:Gaari Waxyaalaha Qarxa Laga Soo Buuxiyey oo Maanta Lagu Qabtey Degmada Hodon
Aroornimadii hore ee saaka ayaa Ciidamada nabad sugida ee NISA waxaa ay gacanta ku dhigeen gaari waxyaalaha qarxa laga soo buuxiyey oo loogu tala galey in lagu haligo mar kale shacab aan waxba gala…