Dhegeyso:-Ciidmado Kasoo Jeeda Gobolka Shabeelaha Hoose oo Ku Goodiyey Iney Alshabab Isku Dhiibi Doonaan

1
61

MarkaCiidamado kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose oo ay dhawaan qarameysey dowlada federalka oo la hadley warbaahinta ayaa ku goodiyey in ay ku biiri doonaan alshabab hadii dowlada ay ka waantoobi doonto ciidamada ay sida gardarada ah ugu soo gureyso gobolka shabeelaha hoose.

Hanjabaadda saraakiishaan ayaa timid kadib markii saraakiisha wasaaradda gaashaandhigga dowladda Muqdisho amar ku bixisay in ciidamadan oo Buufow Bacaad saldhig ku lahaa AMISOM ka saarto halkaasi isla markaasina lagu soo bedelo maleeshiyaad Hawiye ah oo Muqdisho laga keeni doono.

Mid ka mid ah saraakiishaas oo la hadley warabaahinta hadaladiisa waxaa kamid ahaa.

Ciidanka Deegaanka

Halkan kaga dhegeyso mobilkaada

Ciidanka Deegaanka Mobil

1 COMMENT

Comments are closed.