Warbaahinta Universal ayaa barnaamijkeeda daba galka waraka kusoo qaadey wareysi ay la yeelatey sarkaal horey uga tirsanaa alshabab isla markaana ka dagaalami jirey buuraleyda galgala ee deegaanada Puntland Maxamed Saciid Atam.
Wareysigiisana waxaa uu u dhacay sidan.