Monthly Archives: January, 2016

Browse our exclusive articles!

Daawo sawir uu Amiin Ka Sameeyey Rajada Jabka Shacabka Somaliyeed ee 2016

Amiin camir ayaa waxaa uu sawir uu ku muujinaayo rajada shacabka somaliyeed ka qabaan sida uu noqon doono 2016 kadib kolkuu dhamaadey kulankii wadatashiga kaasoo...

Daawo Cali Khaliif Galeyr oo Kasoo Horjeestey In Wax lagu Qeybsado 4.5

Kulan ay iskugu yimaadeen maamulka khaatumo ayaa waxaa ay kaga soo horjeesteen in wax lagu qeybsado nidaamka 4.5 hadaladooniina waxaa ka mid ahaa. https://www.youtube.com/watch?v=7ynITOl7reo

Afhayeen u Hadley Ururka Midowga Africa oo Sheegey In Ciidan Ka Socda Midowga Africa Aan La Gayn Doonin Dalka Burundi

Afhayeen u hadlay Midowga Afrika ayaa sheegay inaan ciidammo nabad-ilaalin ah oo ka socda Midowga Afrika la geynayn Burundi illaa inta laga helayo ogolaaso...

Daawo Axmed Madoobe oo Shir Jaraaid Ku Qabtey Magalada Kismaanyo Shaley Gelinkii Dambe

Axmed Maxamed Islaam oo Shalay Gellinkii dambe shir jaraaid ku qabtey Magaalada Kismaayo Shir jaraa'id ayaa waxaa uu siyaabo kala gedisan uga hadley xaalada...

Ogeysiis Dhamaan Jaalilyada Somaaliyeed ee Ku Nool Gobolka Manisota

Egard Foundation waxaa ay ugu baaqeysaa dhamaan jaaliyada somaliyed ee ku nool gobolka manisota in ay kasoo qeyb galaan sannad guuridii seddexaad ee Egard...

Popular

Qaramada midoobey oo ka digeytey dhibaatooyinka ka imaan kara roobabka Guga

Qaramada Midoobay ayaa ka digtay fatahaado baahsan oo ka...

Dhegeysiga maxkamada sayid cali oo maanta furantey

Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta oo Axad ah...

Kooxda daacish oo sheegtey iney dilee inka badan 50 xubnood oo alshabab ah

Kooxda Daacish ayaa sheegatay in dagaalyahanadooda ay weerarro ku...

Dowlada somaliya oo beesha caalamka u sheegtey ineysan diyaar u eheyn wadahadal ay la gasho dowlada itoobiya

Dowladda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ay soo saartay waxay...

Subscribe

spot_imgspot_img