daafeet.com
Jaaliyada Koonfur Galbeed ee Mareykanka oo qaadacay Xaflad Safiirka Somalia ee Mareykanka ku lahaa Magaalada Minneapolis.
Xaflad qaab beeleed loo soo agaasimey isla markaasna ay horboodayeen jaaliyadaha Puntland iyo Jubaland ee dalka Mareykanka laguna soo dhoweynaayey safiirka cusub ee Somalia ee dalka Mareykanka Axme…