daafeet.com
Daawo:-Sawirada bananbax Balaaran oo Looga Soo HOrjeedo Shariif Xasan oo Maanta Ka Dhacay Magalada Marka
Bananbax aad u balaaran ayaa maanta waxaa uu ka dhacay magaalada marka kaasoo looga soo horjeedey Wafdi uu hugaaminayo Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo kooxo kaaba Mooryaano ah oo soo gaaray Deegaank…