daafeet.com
Maamulka Ahlusna oo Si Buuxda Uga Soo Horjeestey Doorashadii Gudomiyaha Barlamanka Gobolada Dhexe
Maamulka Ahlusuna ee goballada dhexe ayaa si buuxda uga horyimid doorashadii guddoomiyaha iyo ku xigeennada Golaha Baarlamaanka Galmudug ee shalay ka dhacay Cadaado. Gudoomiyaha Talada Ahlusunna, S…