Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Dagaal fool ka fool ah oo galabta ka dhacay deegaanka Bandar degmada Qoryooleey

Dagaal fool ka fool ah ayaa waxa galabta casir gaabadkii waqtiga bariga Afrika ku dhexmaray deegaan Bandar oo laba kilomitir oo kaliya u jirta...

Daawo:- Doorashadii ka Dhacdey Dalka Masar iyo Asiisi oo la Sheegey inuu ku Guuleystey

Dalka masar ayaa maalintii isniinta waxaa ka bilowdey doorashada madaxweynenimo maadaama madaxweynihii hore ey afgambi kaga rideen ciidanka milateriga. Doorashadaas ayaad sida aan ku arki...

Golaha Wasiirada oo Maanta Kulankoodii ku Ansixiyey Gudi u Madaxbanan Egista Dastuurka

Golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay Muqdisho ayaa guddi madax-bannaan u saaray dib-u- eegista dastuurka iyo arrimaha la xariira amniga. Wasaaradda dastuurka...

Wasiirka Gaashaandhiga oo si Kumeel Gaar ah Loogu Magacaabey Inuuu Sii Hayo Xilka Wasiirka Amniga Qaranka

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa si KMG ah xilka wasiirka Amniga Qaranka Soomaaliya ugu magacaabay wasiirka gaashaandhigga, Maxamed Sheekh Xasan Xaamud. Mudane...

Shirkad Shisheeye oo baaris Shidaal iyo Gaas ka bilowday Degmada Afgooye !(Warbixin)

Shirkada Kilimanjaro Capital oo fadhigeedu yahay Belize ee koonfurta Amerika ayaa sheegtay inay bilaabi doonto mashruuca Gaaska iyo Shidaalka laga soo saarayo degmada Afgooye...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img