daafeet.com
Ciidammada dowladda oo Dad kusoo Qabtay Howlgallo ay Muqdisho ka Fuliyeen
In kabadan toban qof ayaa lagu soo qabtay howlgallo ay ciidammada amniga ee dowladda Soomaaliya xalay ay ka fuliyeen xaafado ka tirsan degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Af-hayeenka wasaarada amnig…