daafeet.com
Daawo:- Jaaliyada Koonfur Galbeed Ee Dalka Ingiriiska oo Qaadacday Xaflad Shariif Sakiin loogu Sameeyey London
Jaaliyada KoonfurGalbeed wadanka Ingiriiska ayaa waxay guud ahaan qaadaceen xaflad lagu sheegay in taageero loogu muujinayo Shariif Sakiin oo habeenkii xalay ahayd ka dhici lahayd magaalada London.…