Comments on: War Deg Deg Ah:- Col Bare Hiiraale oo Goor Dhaweyd Gaarey Magalada Muqdisho https://www.daafeet.com/2014/08/30/war-deg-deg-ah-col-bare-hiiraale-oo-goor-dhaweyd-gaarey-magalada-muqdisho/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Sun, 31 Aug 2014 02:36:19 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.3 By: Hareda Bolis https://www.daafeet.com/2014/08/30/war-deg-deg-ah-col-bare-hiiraale-oo-goor-dhaweyd-gaarey-magalada-muqdisho/#comment-3244 Sun, 31 Aug 2014 02:36:19 +0000 http://daafeet.com/?p=16328#comment-3244 Wa gardaro garab Ogoh ASWT ayase ka sareyo ,kuwa anaga shirqoolaka no malegayo dhibkenana ka talinayo sad bursigana wado Insha Allah ma libanayaan. DM wuxuu noqdey Didiin habardugago dhan haweysato ad the end didinki ayaa guleyste, anaga insha allah DM ayeey gusha ku dambeysa.

]]>
By: adam mohammed aadan https://www.daafeet.com/2014/08/30/war-deg-deg-ah-col-bare-hiiraale-oo-goor-dhaweyd-gaarey-magalada-muqdisho/#comment-3243 Sat, 30 Aug 2014 16:19:27 +0000 http://daafeet.com/?p=16328#comment-3243 waxay ku heshiinayaan haba yaraatee ma’ay jirto waayo qolada iskudayayso inay heshiisiso waa DAMU-JADIID ‘ damu jadiidna waxaa uu yahay iyo ujeedadiisa waa la og yahay ilaahay wuxuu yiri ان ر بك لبرمرصاد dadka u malaynayo inay ay heshiinayaan heshiis kama soo dhow waayo labada qof ee isku haysta meeshaas labadoodaba waa laba mujrim ah ilaahayna mujrim kheyr aduunyo iyo aakhiro midna kuma waafajinayo.

]]>