daafeet.com
Ciidamada Amisom oo Ay Wehliyaan Kuwa Dowlada oo Saaka U Dhaqaaqey Dhinaca Buulo Mareer
Ciidamada Dowladda iyo kuwa Amisom, ayaa saaka oo sabti ah waxa ay ku dhaqaaqeen Buulo mareer ee Gobalka Shabeelaha hoose oo ay ku sugan yihiin Ciidamada Shabaab. Guddoomiyaha Gobalka Shabeelaha H…