Comments on: Dowlada iyo Beesha Caalamka oo Maanta ku Dhawaaqeen Dhismaha Maamul Cusub + Sawiro https://www.daafeet.com/2014/07/31/dowlada-iyo-beesha-caalamka-oo-maanta-ku-dhawaaqeen-dhismaha-maamul-cusub-sawiro/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Sat, 02 Aug 2014 08:07:34 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.3 By: Burfuule https://www.daafeet.com/2014/07/31/dowlada-iyo-beesha-caalamka-oo-maanta-ku-dhawaaqeen-dhismaha-maamul-cusub-sawiro/#comment-3082 Sat, 02 Aug 2014 08:07:34 +0000 http://daafeet.com/?p=15732#comment-3082 Habargidir oo loo ansixinayo Maamul Goboleed iyo Madaxda sare oo ka qeyb galaya .

ARE YOU JOKING!!!!

THAT IS IT! THE SOMALI PROBLEM FINALLY SOLVED.
• THE INDIGINOUS PEOPLE OF THE BENAADIRI PARTICULARLY THOSE OF XAMAR AND AFGOE CAN NOW SLEEP IN PEACE.
• THE PEOPLE OF MARKA, AWDEEGLE AND NUMBER 50 WILL NO LONGER HEAR THE DRUMS OF GUNFIRE.
• THE PEOPLE OF BRAAWE AND JANAALE WILL HAVE THEIR HOUSES AND FARM LANDS BACK.
• THE PEOPLE IN THE DIASPORA CAN NOW RETURN TO CLAIM BACK THEIR PROPERTIES
• PUBLIC BUILDINGS, SCHOOLS, HOSPITALS AND MOSQUES WILL BE RETURNED BACK TO GOVERNMENT HANDS
• PEOPLE WILL BE FREE TO TRAVEL WITHOUT FEAR AS ROAD BLOCKS WILL BE VACATED.
• WORDS THAT DOMINATED OUR LANGUAGE WILL BE PUT INTO THE HISTORY DUST PIN… LIKE ”MORYAAN, BILILIIQO, ALSHABAAB, HISBUL ISLAAM, ALSUNA WAL JAMEECA, WA LA QAARAJIYAY…AND OTHERS”

IN SHORT OUR PRAYERS HAVE BEEN ANSWERED AND THE OLD GOOD TIMES ARE COMING BACK. YOU CAN START THE CELEBERATIONS!!!

]]>
By: omarbongo https://www.daafeet.com/2014/07/31/dowlada-iyo-beesha-caalamka-oo-maanta-ku-dhawaaqeen-dhismaha-maamul-cusub-sawiro/#comment-3081 Thu, 31 Jul 2014 16:13:14 +0000 http://daafeet.com/?p=15732#comment-3081 arintaan waa mid u taalo una dhexeysa dowlada Gobolada dexe reer Gobolada dhexe in midowan cadawgooda u migoobaan walaaltinimadooda muujiyaan waa mid meesha ku jirta Loona Baahan yahay Kuwa Reerohooda ah oo Dadka ku Dhibaaya G/shabeelada Hoosana
u aqli eliyaan oo dadka ka Qabtaan aaf ayey u ficantahay Horay ayaa Loo yiri shino hal af ayaa laga maalaa isku af isku aragti in ay noqdaan waan soo dhaweynayaa waana ku faraxsanahay

]]>
By: Inj.Biyood https://www.daafeet.com/2014/07/31/dowlada-iyo-beesha-caalamka-oo-maanta-ku-dhawaaqeen-dhismaha-maamul-cusub-sawiro/#comment-3080 Thu, 31 Jul 2014 11:53:50 +0000 http://daafeet.com/?p=15732#comment-3080 DM kooxda cado qatayasgha aha oo Muqdisho ka amr qata oo ku haya anaga Muqdisha nanaga so dortey oo maskaxodda sidi dad gumeysi ku jira uu shaqeysoa ayaa mehsaan joogno na jojiyeey.Galmudu State barlamanka nimanak ugu jira waa dad dadnimo ku jirto kana go’aantahay rabitanka dadkoda in la fuliyo. kuwa DM barlamaka uu fadhiya waa dad la haystayaal aha oo Dollarka dunida laga so dawarsadey Illashanaya deganada DM iyo Dadka degan hadi malin cadey la Dubanayo Hassan Shekh iyo Qabiliste Cabdiwelli ayeey ka Cabsadan , kana Amar qatan.DM waainey tashataan Cidamadoda Sameystaan difaacna galan fromGedo do Gilib DAROD ayaa lo shrciyeeye Shabelada Hoose waxa la yiri waa a SHAMUD, BAKOOL 3 DEGMO DAROOD AYAA HEGTEY(CAATO YEET CDEBERDE) DM waxa la rab in BAY oo ka Kooban 7 degmo iyo Bakool 3 egmo ka so xarto in lagu koobo.CABDIWELLI PM oo Qabiliste aha oo danta Somali danaheda shoqo ka lahayn Hawiye iyo asagana mar dhow waa is arkayaan inkasto uu International Community uu ku direy hase yeshe waxba kama qadayo HAWIYE , deganadoodana Mamulada ay uu sameysteen kuma dhaco inuu ku hadgudbo ama sidu rabo ka yeelo waqtigaan la joogo. Hawiye wuu uu so socda Allah ha ka qabte . DM Cabdiwelli DHULBALARSIGI Aderkisa Siyad Barre uu bilabey ayuu inu DHAMESTIRO raba oo ah uu SHERCIYEEYNTA DAROOD degano aysan lahay.

]]>
By: mukhdheere https://www.daafeet.com/2014/07/31/dowlada-iyo-beesha-caalamka-oo-maanta-ku-dhawaaqeen-dhismaha-maamul-cusub-sawiro/#comment-3079 Thu, 31 Jul 2014 00:33:51 +0000 http://daafeet.com/?p=15732#comment-3079 kkkk waxaan layaabanahay ninkaan qoraalka qoray waxaan umaleenayaa inuuba waxba kala ogeen wuxuu maqlay dad ayaa la iska celiyaa war galmudug state xaafad mahan waa doolad gaalkacyana ayadaa iska leh waana maanjoorati mahan dad yar oo faro kutiris ah sida digil miriflahaa sheegeesid waana dadka kaaga badan aduunyada oo dhan marka dad laxaqirikaro mahan illaahay baa wuxuu siistay power wuxuuna usiiyay waxay kasoo jeedaan dhal owliyo waxayna ladagaalaan dadka cadowga ah sida adigoo kale oo u dhaqmaaya yahuud nacala tulaah caleek.

]]>
By: wiil Shanta Caleemo https://www.daafeet.com/2014/07/31/dowlada-iyo-beesha-caalamka-oo-maanta-ku-dhawaaqeen-dhismaha-maamul-cusub-sawiro/#comment-3078 Wed, 30 Jul 2014 22:29:18 +0000 http://daafeet.com/?p=15732#comment-3078 arinta haddii saas tagtay odoyasha Digil-Mirifle haka tashtaan aayaha mustaqbalka Umadooda. Kuwii la qalday sida Shariif sakiin, Jawaari iyo wixi ku fikir ahaa oo Midnimada Umada arintaas darteed u burburiyeey waxan leeyahay soo noqda inta gooru goor tahay. Maanta wixii ka danbeeya cafis ma jiro, qiyaano Qaran ayad galaysaan. Isqabta oo dadkiina la safta.

]]>