daafeet.com
Dhegayso..Wafdigii Puntland ee Kismaayo joogay oo beeniyay inay dhexdhexaadinayaan Madoobe iyo Hiiraale
Wafdigan waxa ay sheegeen in magaalada Kismaayo ay u joogaan sidii ay u xoojin lahaayeen xariirka Puntland iyo maamulka KMG ah ee Jubba,xilli ay soo baxayaan warar sheegaya inay wada hadal siinayaa…