daafeet.com
Maamulka Siilaanyo oo Gurigiisa kala Baxay Wasiir Kuxigeenkii Hore ee Amniga Somaliland
Ciidamadda Ammaanka Somaliland, ayaa xalay saqdii dhexe gurigiisa kala baxay wasiir ku xigeenkii hore ee Amniga Cabdilaahi Abokor. Goob-jooge ka ag dhowaa guriga wasiir ku xigeenkii hore Abokor aya…