daafeet.com
Daawo: Xafladii Toronto ee lagu taageerayey Maamulka koonfur Galbeed Somaliya
Waxaa xaley lagu qabtey magalada toronto xaflad aad u balaaran oo ey soo abaabuleen jaaliya koonfur galbeed somaliya ee ku dhaqan dalkan canada waatan ee nala daawada. Daafeet.com