Monthly Archives: July, 2013

Browse our exclusive articles!

Alshabab oo sii deysey Laba sarkaal oo Kenyan oo ey heysteen

Labo sarkaal oo ay afduubeen ciidamada Alshabaab intii lagu gudo jiray weerar ka dhacay waqooyi bari dalka Kenya sanadkii lasoo dhaafay ayaa lasii daayay,...

Hogaamiyaha Alshabab Sheekh Muqtaar Abuu Zubeyr oo sheegey in la rabo in la kala qeybiyo Alshabab

Amiirka Al Shabaab Sheekh Muqtaar C/raxmaan Abuu Zubeyr ayaa fariin maqal waxa uu qeyb kaga mid ah kaga hadlay kala dhantaalka mas’uuliyiinta iyo dagaalyahanada...

Daawo:- Odey dhaqameedyada Gobolka shabeelaha hoose oo ka hadley dagaalada ka taagan Gobolka

Odey dhaqameedyada kasoo jeeda gobolka shabeelah hoose ayaa dowalada ugu baaqey ineysan ka qeyb qaadan dagaal;ada ka socda gobolka. Ciidamo ka tirsan dowlada aya ala...

Dhegeyso:- Ugaas ka mid Ugasyada Habar Gidir oo fariin u direy Gudomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose C/qadir Siidi

Ugaas Cali Xaanshi Oo Kamida Odayaasha Dhaqanka Beesha Habar Gidir ayaa wuxuu ka Hadlay Arimo Quseeya Xaalada Gobolka Shabeelada Hoose iyo Shaqaaqooyinkii Halkaasi ka...

Dhegeyso:- Wasiirka Gaashandhiga oo ay maanta xildhibanada Baarlamaanka weydiiyeen su'aalo la xiriira Isbaarooyinka yaala Gobolka Shabelaha Hoose

Wasiirka gaashaandhiga ayaa manta xildhibaanada baarlamaanka waxaa ey weydiyeen suaalo ku saabsan dhibaatooyinka ey ciidamada qalabka sida ku hayaan koonfurta somaliya ayagoo su'aaluhu ey...

Popular

Madaxweynaha oo fariin u direy ciidamada qalabka-sida

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa farriin...

Amniga magalada muqdisho oo aad loo adkeeyey

Cabsi dhanka amniga ah oo xoog leh ayaa ka...

Ciidamada dowlada oo fashiliyey weerar ay alshabab ka geysan rabtey deegaanka Baarsanguuni ee gobolka jubada hoose

Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa maamulka Jubbaland...

Shacabka degmada beledweyne oo ka cabanaya amni daro baahsan oo halkaasi ka jirta

Dadka ku nool xaafadaha Baledweyne ayaa walaac xoogan ka...

Subscribe

spot_imgspot_img