daafeet.com
Wariye ka tirsan Idaacada Radio Kismaanyo oo xaley lagu dhaawacay Kismaanyo
Koox hubeysan ayaa xalay ku dhaawacday magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose mid kamid ah weriyeyaasha magaaladaas ka howlgala. Weriye Cabdiqaadir Cabdirisaaq Jiijiile oo ka tirsan Radio Kism…