Monthly Archives: February, 2013

Browse our exclusive articles!

Maxkamada Ciidanka Qalabka sida ee Maamul Goboleedka Puntland oo Dil ku xukumey 12 Ruux

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa maanta xukun ku ridey dad ku eedeysnaa in ay ka danbeeyeen dilkii Sheekh/Dr. Axmed Xaaji Cabdiraxmaan oo...

Ciidamada Dowlada iyo kuwa Amisom OO saaka la wareegey Degmada Buurhakaba

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo iskaashanaya ayaa 7:00 aroonimo saakay oo Arbaco ah si nabad ah kula wareegay degmada Buur-hakaba ee gobolka...

Sanado ka dib Dekeda magalada Muqdisho oo laga bilaabey in laga dhoofiyo Xooolaha Nool

Dekedda weyn ee Muqdisho ayaa laga dhoofiyay markii ugu horreysay xalay xoolo nool oo ganacsi ah, kaddib sannado badan, iyadoo munaasabadda furitaanka ay ka...

Muwaadin qabtay waxa ay qaban waayeen 61 Xil-Madhibaan kasoo jeeda Digil iyo Mirifle.

Tani waa talaabo ku dayasho mudan misna muujinayso in qofka muwaadinka ahi uu wax qaban karo kaligii hadii uu leeyahay hadaf muuqda oo uu...

Burcad badeed Somali ah oo lagu Maxkamadeyn doono dalka Seychelles

Ciidamada Badda ee ka socda dalka Netharland ee ku sugan xeebaha Soomaaliya ayaa xukuumada Seychelles,waxay ku wareejisay sagaal ruux oo burcad badeeda Soomaali ah,kuwaasi...

Popular

Qaramada midoobey oo ka digeytey dhibaatooyinka ka imaan kara roobabka Guga

Qaramada Midoobay ayaa ka digtay fatahaado baahsan oo ka...

Dhegeysiga maxkamada sayid cali oo maanta furantey

Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta oo Axad ah...

Kooxda daacish oo sheegtey iney dilee inka badan 50 xubnood oo alshabab ah

Kooxda Daacish ayaa sheegatay in dagaalyahanadooda ay weerarro ku...

Dowlada somaliya oo beesha caalamka u sheegtey ineysan diyaar u eheyn wadahadal ay la gasho dowlada itoobiya

Dowladda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ay soo saartay waxay...

Subscribe

spot_imgspot_img