daafeet.com
Maraakiibta dagaalka ee dalka kenya oo xaley duqeeyey magalada kismaanyo
Maraakiib nooca dagaalka oo la sheegay in ay leedahay dowladda Kenya ayaa xalay duqeymo ka geystay gudaha magaalaada Kismaayo, iyadoona aan la ogey sababta keentay in Maraakiibtu ay duqeeyaan magaa…