daafeet.com
Wareegii ugu dambeeyey ee doorashada oo hada bilaabatey iyo Cabdiweli Gaas iyo C/raxman Cosoble oo is casiley
Waxaa si rasmi ah u soo dhamaaday Wareeggii 1aad ee Tartanka Musharixiinta ku Loolamaya Xilka Madaxweynaha Dalka Soomaaliya iyadoona ay jiraan Musharixin ka haray Tartanka iyo kuwo iyana isaga taan…