{"id":53293,"date":"2024-01-27T03:46:00","date_gmt":"2024-01-27T00:46:00","guid":{"rendered":"https:\/\/www.daafeet.com\/?p=53293"},"modified":"2024-01-27T15:49:11","modified_gmt":"2024-01-27T12:49:11","slug":"dowlada-somaliya-oo-soo-dhaweysay-goaan-maxkamada-icj","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2024\/01\/27\/dowlada-somaliya-oo-soo-dhaweysay-goaan-maxkamada-icj\/","title":{"rendered":"Dowlada somaliya oo soo dhaweysay go’aan maxkamada icj"},"content":{"rendered":"\n
Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay go\u2019aankii ay dhawaan Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) ku sheegtay in ay awood u leedahay in ay baaritaan ku sameyso xasuuqa Israa\u2019iil ay ka geystay Marinka Gaza.<\/p>\n\n\n\n
Dowladda Soomaaliya ayaa go\u2019aankaan ku tilmaamtay tallaabo muhiim ah oo loo qaaday isla xisaabtanka tacadiyada ka dhanka ah shacabka Falastiin.<\/p>\n\n\n\n
Dowladda Soomaaliya waxay ku baaqday baahida degdegga ah ee xabbad-joojin Gaza si looga hortago khasaare kale oo naf rayid ah oo aan waxba galabsan.<\/p>\n\n\n\n
Waxay hoosta ka xariiqday sida ay lagama maarmaanka u tahay in Israa\u2019iil ay joojiso dhammaan noocyada xadgudubyada naxariis darrada ah ee ka dhanka ah Falastiiniyiinta, ayna raacdo tillaabooyinka uu qeexayo go\u2019aanka maxkamadda ICJ.<\/p>\n\n\n\n