{"id":53232,"date":"2024-01-17T03:26:00","date_gmt":"2024-01-17T00:26:00","guid":{"rendered":"https:\/\/www.daafeet.com\/?p=53232"},"modified":"2024-01-17T15:27:20","modified_gmt":"2024-01-17T12:27:20","slug":"ciidamada-dowlada-iyo-alshabab-oo-xaley-ku-dagaalmay-degmada-qoryooleey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2024\/01\/17\/ciidamada-dowlada-iyo-alshabab-oo-xaley-ku-dagaalmay-degmada-qoryooleey\/","title":{"rendered":"Ciidamada dowlada iyo alshabab oo xaley ku dagaalmay degmada qoryooleey"},"content":{"rendered":"\n

Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal xalay saq-dhexe ka dhacay gudaha degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose, kaas oo u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab.<\/p>\n\n\n\n

Dagaalka ayaa yimid kadib markii ay Al-Shabaab weerar xoogan ku qaadeen degmadaas oo ay ku sugan yihiin ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dadka deegaanka.<\/p>\n\n\n\n

Weerarka kadib ayaa waxaa xigay dagaal toos ah oo u dhexeeyay labada dhinac, kaas oo dhaliyay khasaare kala duwan.<\/p>\n\n\n\n

Qaar ka tirsan dadka deegaanka ayaa sheegay in dagaalka uu qaatay saacado badan, ayna maqlayeen rasaasta ay is weydaarsanayeen labada dhinac, taas oo cabsi ku beertay.<\/p>\n\n\n\n

Saraakiisha milatariga Soomaaliya oo ka hadlay dagaalkaasi ayaa sheegay inay iska caabiyeen xubnaha weerarka soo qaaday, ayna khasaare gaarsiiyeen Al-Shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal xalay saq-dhexe ka dhacay gudaha degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose, kaas oo u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab. Dagaalka ayaa yimid kadib markii ay Al-Shabaab weerar xoogan ku qaadeen degmadaas oo ay ku sugan yihiin ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dadka deegaanka. […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":37644,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Qoryooley.jpg?fit=700%2C463","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-dQA","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53232"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=53232"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53232\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53233,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53232\/revisions\/53233"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37644"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=53232"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=53232"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=53232"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}