{"id":47535,"date":"2022-02-16T10:59:00","date_gmt":"2022-02-16T07:59:00","guid":{"rendered":"https:\/\/www.daafeet.com\/?p=47535"},"modified":"2022-02-16T14:00:50","modified_gmt":"2022-02-16T11:00:50","slug":"doorasho-dhowr-kuraas-oo-maanta-lagu-qabtey-magaalada-baraawe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2022\/02\/16\/doorasho-dhowr-kuraas-oo-maanta-lagu-qabtey-magaalada-baraawe\/","title":{"rendered":"Doorasho dhowr kuraas oo maanta lagu qabtey magaalada baraawe"},"content":{"rendered":"\n
\"\"<\/figure>\n\n\n\n

Magaalada Baraawe oo ah Xarunta rasmiga ah ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa Maanta lagu qabtay doorashada 7 kamid ah kuraasta ugu dambeeysa ee degaan doorashadoodu tahay Magaaladaasi Baraawe.<\/p>\n\n\n\n

Maxamuud Axmed Maxamed ayaa ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop-045 ee xubinnimada Golaha Shacabka BFS isagoo helay codad gaaraya 90-cod halka musharaxii la tartamayey ee Yuusuf Maxamed Cabdulaahi uu heley 8-cod, waxaana halaabay Saddex cod.<\/p>\n\n\n\n

Kursiga Hop#045 ayaa waxaa horay ugu fadhiyay oo tartanka laga reebay Wasiirka Batroolka Xukuumadda Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed.<\/p>\n\n\n\n

Maxamed Cabdalla Axmed ayaa ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop-145 ee xubinnimada Golaha Shacabka, isagoo helay codad gaaraya 76-cod halka musharaxii la tartamayey ee Cabdulaahi Ahmed Cabdi uu heley 12-cod, waxaana halaabay laba cod.<\/p>\n\n\n\n

Kursiga Hop#145 ayaa waxaa horay ugu fadhiyay Guddoomiye kuxigeenka Golaha Shacabka Cabduweli Ibraahim Muudeey oo kursiga laga reebay.<\/p>\n\n\n\n

Maxamed Cusmaan Cumar ayaa ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop-162 ee xubinnimada Golaha Shacabka, wuxuuna helay codad gaaraya 74-cod halka musharaxii la tartamayey ee Maxamed Daliib Xasan uu heley 17-cod, Afar Cod ayaana halaabay.<\/p>\n\n\n\n

Kursiga Hop#162 ayaa waxaa horay ugu fadhiyay Cali Sheekh Cabdullaahi balse laga reebay u tartamid kursigaas.<\/p>\n\n\n\n

Awliya Siid Cabdullaahi ayaa ku guuleysatay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop-148 ee xubinnimada Golaha Shacabka, iyada oo heshay codad gaaraya 88-cod halka musharaxii la tartamaysay ee Sacdiyo Maxamed Cabduqaadir ay heshay 10-cod laba Cod ayaana halaabay.<\/p>\n\n\n\n

Kursiga Hop#148 ayaa waxaa horay ugu fadhiday Aamina Xasan Cali oo sanadkaan laga reebay u tartamida helida kursigaan.<\/p>\n\n\n\n

Suhuur Xaaji Culusow ayaa ku guuleysatay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop-256 ee xubinnimada Golaha Shacabka, iyada oo heshay codad gaaraya 87-cod halka musharaxii la tartamaysay Jiijo Axmed Iikow ay heshay 12-cod, waxaana kursiga Hop#256 horay ugu fadhiyay Nadiifo Aadan Isaaq.<\/p>\n\n\n\n

Cali Sheekh Maxamed Nuur ayaa markale ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop-143 ee xubinnimada Golaha Shacabka, isaga oo heley codad gaaraya 90-cod halka musharaxii la tartamayey ee Cabduqaadir Maxamed Cabdullaahi uu heley 11-cod.<\/p>\n\n\n\n

Isaaq Maxamed Maxamuud ayaa markale ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop-163 ee xubinnimada Golaha Shacabka, isaga oo heley codad gaaraya 86-cod halka musharaxii la tartamayey ee Cabdullaahi Cismaan Ibraahim uu heley 10-cod, waxaana halaabay Afar Cod.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Magaalada Baraawe oo ah Xarunta rasmiga ah ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa Maanta lagu qabtay doorashada 7 kamid ah kuraasta ugu dambeeysa ee degaan doorashadoodu tahay Magaaladaasi Baraawe. Maxamuud Axmed Maxamed ayaa ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop-045 ee xubinnimada Golaha Shacabka BFS isagoo helay codad gaaraya 90-cod halka musharaxii la tartamayey ee […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":47483,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/gudiga-d-k-g.jpg?fit=600%2C400","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-cmH","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47535"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=47535"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47535\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47536,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47535\/revisions\/47536"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47483"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=47535"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=47535"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=47535"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}