{"id":4624,"date":"2013-02-20T06:52:10","date_gmt":"2013-02-20T06:52:10","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=4624"},"modified":"2013-02-20T06:52:10","modified_gmt":"2013-02-20T06:52:10","slug":"ciidamada-dowlada-iyo-kuwa-alshabab-oo-xaley-ku-dagalamey-deegaanka-janaale","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2013\/02\/20\/ciidamada-dowlada-iyo-kuwa-alshabab-oo-xaley-ku-dagalamey-deegaanka-janaale\/","title":{"rendered":"Ciidamada Dowlada iyo kuwa Alshabab oo xaley ku dagalamey deegaanka Janaale"},"content":{"rendered":"

\"dagal\"<\/a>Ciidamada dowlada iyo kuwa Amisom oo isku dhinac ah iyo Alshabab aya xaley ku dagalamey deegaanka janaale ee gobolka Shabeelaha hoose, Dagaalkan ayaa waxaa ku dhintey 3 ruux oo ah dhinacyadii dagaalamay.<\/p>\n

Dagaalkan ayaa qarxay markii xoogaga taabacsan Al-shabaab ay weerareen ciidammada isbahaysanaya ee toddobaadkan la wareegay deegaannadaas, waxaana dagaalkan uu socday muddo saacad ka badan.<\/p>\n

Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa billaabey howgallo ay ku raadinayaan kooxihii weerarka ku soo qaaday, iyagoo qabqabtay dad badan oo deegaanka ah.<\/p>\n

Saraakiil u kala hadlay dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa guulo ka kala sheegtay dagaalkii xalay ka dhacay deegaanka Janaale, iyagoo dhinac walba uu sheegtay inuu dagaalkaas guulo ka gaaray.<\/p>\n

Daafeet.Com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Ciidamada dowlada iyo kuwa Amisom oo isku dhinac ah iyo Alshabab aya xaley ku dagalamey deegaanka janaale ee gobolka Shabeelaha hoose, Dagaalkan ayaa waxaa ku dhintey 3 ruux oo ah dhinacyadii dagaalamay. Dagaalkan ayaa qarxay markii xoogaga taabacsan Al-shabaab ay weerareen ciidammada isbahaysanaya ee toddobaadkan la wareegay deegaannadaas, waxaana dagaalkan uu socday muddo saacad ka […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-1cA","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4624"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4624"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4624\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4624"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4624"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4624"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}