{"id":4604,"date":"2013-02-19T22:05:14","date_gmt":"2013-02-19T22:05:14","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=4604"},"modified":"2013-02-19T22:05:14","modified_gmt":"2013-02-19T22:05:14","slug":"guddoomiyaha-baarlamaanka-jamhuuriyada-fedraalka-soomaaliya-prof-madaxmed-sheekh-cusmaan-jawaarioo-dib-ugu-soo-laabtay-adis-ababa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2013\/02\/19\/guddoomiyaha-baarlamaanka-jamhuuriyada-fedraalka-soomaaliya-prof-madaxmed-sheekh-cusmaan-jawaarioo-dib-ugu-soo-laabtay-adis-ababa\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya Prof Madaxmed Sheekh Cusmaan \u201cJawaari\u201doo dib ugu soo laabtay Adis-Ababa"},"content":{"rendered":"

\"kula\"<\/a>Wafdigii Baarlamaaniga ahaa ee uu hogaaminayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya Prof Madaxmed Sheekh Cusmaan \u201cJawaari\u201d oo mudo laba maalmood ah booqasho ku joogay Maamulka Dowlad Deegaameedka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Adis-Ababa caasimada Dowlada Fedraalka Itoobiya
\nWafdigan gudoomiyaha oo mudadii uu joogay gobolka booqday Jaamacada Jigjiga,Kuliyadaha iyo Meles-zenawi Referal Hospital,Xarumaha Dowlad Deegaanka iyo goobo kale.
\nWafdiga inta aanu ka soo kicitimin magaalada Jigjiga ayaa waxaa shir Jaraa’id saxaafada u qabtay Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya Prof Madaxmed Sheekh Cusmaan \u201cJawaari\u201d
\nHalkan ka dhagayso shirkiisii Jaraa’id<\/p>\n

Mr-Jawaari<\/a><\/p>\n

 <\/p>\n

\"Jawaari-jigjiga3\"<\/a><\/p>\n

\"Jawaari-jigjiga4\"<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Wafdigii Baarlamaaniga ahaa ee uu hogaaminayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya Prof Madaxmed Sheekh Cusmaan \u201cJawaari\u201d oo mudo laba maalmood ah booqasho ku joogay Maamulka Dowlad Deegaameedka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Adis-Ababa caasimada Dowlada Fedraalka Itoobiya Wafdigan gudoomiyaha oo mudadii uu joogay gobolka booqday Jaamacada Jigjiga,Kuliyadaha iyo Meles-zenawi Referal Hospital,Xarumaha Dowlad […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-1cg","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4604"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4604"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4604\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4604"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4604"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4604"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}