{"id":4599,"date":"2013-02-19T14:17:34","date_gmt":"2013-02-19T14:17:34","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=4599"},"modified":"2013-02-19T14:17:34","modified_gmt":"2013-02-19T14:17:34","slug":"sicir-barar-iyo-dagaalo-ka-jira-gobolka-bakool","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2013\/02\/19\/sicir-barar-iyo-dagaalo-ka-jira-gobolka-bakool\/","title":{"rendered":"Sicir barar iyo Dagaalo ka jira gobolka Bakool"},"content":{"rendered":"

\"bakool\"<\/a>Sida uu ku soo waramayo wariyeheena gobolka Baay Cali Cabdulqaadir ayaa waxaa jira sare u kac baahsan oo dhanka quutuldaruuriga ah oo haatan ka jira gobolka Bakool iyadoo sare u kacaasina loo aanaynaayo dagaalada ka jira gobolka iyo weliba xarakada Shabaab oo iyadu gebi ahaanba go’doomisay gobolka.
\nHadaba si aynu wax badan uga ogaano arimahan sicir bararka iyo dagaalada ka jira gobolka ayaa waxaan waraysanay Gudoomiyaha gobolka Bakool Maxamed Macalin Axmed waxa uuna inoo sheegay inay ku jiraan qorshooyin ay magaalooyinka gobolka kaga saarayaan xarakada Shabaab.
\nHalkan ka dhegayso Waraysiga<\/p>\n

sicir barar<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Sida uu ku soo waramayo wariyeheena gobolka Baay Cali Cabdulqaadir ayaa waxaa jira sare u kac baahsan oo dhanka quutuldaruuriga ah oo haatan ka jira gobolka Bakool iyadoo sare u kacaasina loo aanaynaayo dagaalada ka jira gobolka iyo weliba xarakada Shabaab oo iyadu gebi ahaanba go’doomisay gobolka. Hadaba si aynu wax badan uga ogaano arimahan […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[5,4,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-1cb","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4599"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4599"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4599\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4599"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4599"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4599"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}