{"id":4594,"date":"2013-02-19T14:06:03","date_gmt":"2013-02-19T14:06:03","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=4594"},"modified":"2013-02-19T14:06:03","modified_gmt":"2013-02-19T14:06:03","slug":"xerada-barakayaasha-bantu-ee-degmada-ceelwaaq-oo-lasoo-deristay-xaalad-nolol-xumi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2013\/02\/19\/xerada-barakayaasha-bantu-ee-degmada-ceelwaaq-oo-lasoo-deristay-xaalad-nolol-xumi\/","title":{"rendered":"Xerada Barakayaasha BANTU ee degmada Ceelwaaq oo lasoo deristay xaalad nolol xumi"},"content":{"rendered":"

\"ceelwaa\"<\/a>Qoysas aad u faro badan oo\u00a0\u00a0barakacayaal ah kuna sugan duleedka Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo oo qaarkood ay xoolahoodii uga le`deen abaarihii dalka ku dhuftay iyo kuwo kale oo ku barakacay dagaalo ka dhacay Gobolka mudooyinkii ugu dambeeyey,
\nayaa waxay ka cabanayaan inay haysato nolol xumo iyo daryeel la`aan, sida ay Warbaahinta\u00a0\u00a0u sheegeen qaar ka mid ah dadka ku nool halkaasi.<\/p>\n

 <\/p>\n

Cabdi Aden oo ah Gudoomiyaha xerada barakacayaasha ee lagu magacaabo Bantu one\u00a0ayaa Wadajir\u00a0\u00a0u sheegay Dadkaasi Barakacayaasha ah oo tiradoodu\u00a0\u00a0uu ku sheegay in ay u dhaxeyso 1000 ilaa 1200 qoys, waxyna isugu jiraan dadkii ay xooluhu ku dhaafeen abaarihi iyo dad kale oo ku barakacay dagaalada ayuu sheegay dhibaatada ay qabaan in ay ugu weyn tahay Cuno la,aan,Hoy la,aan,Nadaafad daro iyo Biyahii Ceelasha oo cirii galey,mana jiraan wax gargaar ah oo na soo gaarey mudo ka badan ilaa 6 bilood.<\/p>\n

Halkan ka dhegayso warbixinta<\/p>\n

Barakacayaal ku dhibaataysan Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo,wadajir<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Qoysas aad u faro badan oo\u00a0\u00a0barakacayaal ah kuna sugan duleedka Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo oo qaarkood ay xoolahoodii uga le`deen abaarihii dalka ku dhuftay iyo kuwo kale oo ku barakacay dagaalo ka dhacay Gobolka mudooyinkii ugu dambeeyey, ayaa waxay ka cabanayaan inay haysato nolol xumo iyo daryeel la`aan, sida ay Warbaahinta\u00a0\u00a0u sheegeen qaar ka […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[5,4,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-1c6","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4594"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4594"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4594\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4594"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4594"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4594"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}