{"id":4503,"date":"2013-02-16T10:43:02","date_gmt":"2013-02-16T10:43:02","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=4503"},"modified":"2013-02-16T10:43:02","modified_gmt":"2013-02-16T10:43:02","slug":"sheekh-muqtaar-roobow-oo-sheegey-in-alshabab-eysan-lug-ku-laheyn-dilkii-sheekh-cqaadir-faarax","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2013\/02\/16\/sheekh-muqtaar-roobow-oo-sheegey-in-alshabab-eysan-lug-ku-laheyn-dilkii-sheekh-cqaadir-faarax\/","title":{"rendered":"Sheekh Muqtaar Roobow oo sheegey in Alshabab eysan lug ku laheyn Dilkii Sheekh C\/qaadir Nuur"},"content":{"rendered":"

\"Abuu-Mansuur\"<\/a>Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo ah ku xigeenka Hogaanka Ururka Al-Shabaab ayaa war uu Saxaafada ku faafiyay wuxuu ku sheegay inaysan ka dambayn Dilka Sheekh C\/qaadir Nuur ayna Cambaareynayaan Cidii dishay sheekha Balse iyagu aysan marnaba qorsheysan in ay Dilaan Culumada Tirada yare ee ku harsan Soomaaliya uuna tacsi u dirayo eheladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Sheekha sida uu Hadalka u dhigay.<\/p>\n

Sheekh Abuu Mansuur ayaa sheegay in sheekha ay gacan ka xaq daran dishay ayna calaamad deg deg ah kasoo ifi doonto cidii dishay sheekha taasoo muujinaysa in Al-shabaab ay iska fogeynayaan ku luglahaanshaha Dilka sheekh C\/qaadir Nuur Faarax.<\/p>\n

Madaxweynaha maamulka Puntland C\/raxmaan Faroole oo la hadlay Saxaafada ayaa dusha uga tuuray Dilka sheekha in ay ka dambeeyaan Al-shabaab uuna Qirtay ninkii dilay sheekha in uu ka tirsan yahay Kooxda Al-shabaab.
\nDaafeet.Com<\/p>\n

 <\/p>\n

 <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo ah ku xigeenka Hogaanka Ururka Al-Shabaab ayaa war uu Saxaafada ku faafiyay wuxuu ku sheegay inaysan ka dambayn Dilka Sheekh C\/qaadir Nuur ayna Cambaareynayaan Cidii dishay sheekha Balse iyagu aysan marnaba qorsheysan in ay Dilaan Culumada Tirada yare ee ku harsan Soomaaliya uuna tacsi u dirayo eheladii iyo Qaraabadii […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-1aD","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4503"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4503"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4503\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4503"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4503"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4503"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}