{"id":4500,"date":"2013-02-16T10:34:39","date_gmt":"2013-02-16T10:34:39","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=4500"},"modified":"2013-02-16T10:34:39","modified_gmt":"2013-02-16T10:34:39","slug":"war-deg-deg-ah-qarax-goor-dhaweyd-ka-dhacay-maqaayaq-ku-taala-xeebta-liido","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2013\/02\/16\/war-deg-deg-ah-qarax-goor-dhaweyd-ka-dhacay-maqaayaq-ku-taala-xeebta-liido\/","title":{"rendered":"War Deg Deg Ah Qarax goor dhaweyd ka dhacay Maqaayaq ku taala Xeebta Liido"},"content":{"rendered":"

\"breaking<\/a>Qarax ayaa goor dhowayd wuxuu ka dhacay maqaayad ku taalla xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n

Qaraxa ayaa lagu soo warramayaa inuu geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, si rasmi ahna looma xaqijin karo inta uu la eg yahay khasaaraha.<\/p>\n

Ilaa hadda lama garanayo waxa uu ka dhashay qaraxa.<\/p>\n

Dad badan ayaa la sheegay in xilliga uu qaraxa dhacay ay ku sugnaayeen maqaayadda.
\nIlaa hadda ma jirto cid sheegatay mas\u2019uuliyadda weerarkan.<\/p>\n

 <\/p>\n

Daafeet.Com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Qarax ayaa goor dhowayd wuxuu ka dhacay maqaayad ku taalla xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa lagu soo warramayaa inuu geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, si rasmi ahna looma xaqijin karo inta uu la eg yahay khasaaraha. Ilaa hadda lama garanayo waxa uu ka dhashay qaraxa. Dad badan ayaa […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-1aA","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4500"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4500"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4500\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4500"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4500"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4500"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}