{"id":44365,"date":"2021-03-08T10:29:48","date_gmt":"2021-03-08T07:29:48","guid":{"rendered":"http:\/\/www.daafeet.com\/?p=44365"},"modified":"2021-03-08T17:38:44","modified_gmt":"2021-03-08T14:38:44","slug":"daawo-wasiirada-haweenka-iyo-xuquuda-aadanaha-oo-haweenka-somaliyeed-uga-hambalyeysay-munaasabada-8da-maarso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2021\/03\/08\/daawo-wasiirada-haweenka-iyo-xuquuda-aadanaha-oo-haweenka-somaliyeed-uga-hambalyeysay-munaasabada-8da-maarso\/","title":{"rendered":"Daawo Wasiirada haweenka iyo xuquuda aadanaha oo haweenka somaliyeed uga hambalyeysay munaasabada 8da maarso"},"content":{"rendered":"\n
\"\"<\/figure>\n\n\n\n

Wasiirka haweenka iyo horumarinta xuquuqul insaanka xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 8 Maarso oo maanta ku beegan.<\/p>\n\n\n\n

Wasiirada ayaa sheegtey in sanadkii 1977 bishii maarso sideeddeedii loo asteeyey in ay noqoto maalin ay u dabaal dagaan haweenka aduunka. iyaga oo kusoo bandhiga rabitaankooda, xaquuqdooda iyo dhibaatooyinka loo geystey haweenka.<\/p>\n\n\n\n

Wasiirada ayaa hoosta ka xariiqdey in sanadka aan 8da maarso loogu dabaal degi karin sidii sanadihii hore maadaama uu dala ka jiro cudurka korono viruska oo dunida oo dhan aafeeyey.<\/p>\n\n\n\n

Wasiirada ayaa haweenka soomaaliyeed ugu baaqdey inay ka qeyb qaataan dib u dhiska dalka, difaaca dalka iyo horumarintiisa sidoo kalana ay qeyb libaax ka qaataan sidii loo xakameyn lahaa cudurka saf mareenka ee korono viruska.<\/p>\n\n\n\n

\n