{"id":44166,"date":"2021-02-19T12:19:13","date_gmt":"2021-02-19T09:19:13","guid":{"rendered":"http:\/\/www.daafeet.com\/?p=44166"},"modified":"2021-02-19T15:28:18","modified_gmt":"2021-02-19T12:28:18","slug":"daawo-hogaamiyaha-xisbiga-wadajir-oo-ka-hadley-weerarkii-maanta-lagu-soo-qaadey-dad-bananbax-sameynaayey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2021\/02\/19\/daawo-hogaamiyaha-xisbiga-wadajir-oo-ka-hadley-weerarkii-maanta-lagu-soo-qaadey-dad-bananbax-sameynaayey\/","title":{"rendered":"Daawo hogaamiyaha xisbiga wadajir oo ka hadley weerarkii maanta lagu soo qaadey dad bananbax sameynaayey"},"content":{"rendered":"\n
\"\"<\/figure>\n\n\n\n

Hogaamiyaha xisbigawadajir Cabdirahmaan Cabshakuur oo warbaahinta la hadley ayaa ka warbixiyey weerarkii maanta lagu soo qaadey dad sameynayey dibadbax ay soo abaabuleen golaha musharixiinta.<\/p>\n\n\n\n

Cabdirahmaan cabdishakuur ayaa sheegay in uu ka dambeeyey madaxweynaha dowlada federaalka in shacabka la xabadeeyo wuxuuna intaasi ku darey in aysan madaxweyne u aqoonsaneyn ee uu yahay dembiile waa sida uu hadalka u dhagay.<\/p>\n\n\n\n

halka hoose ka daawada hadalkii uu jeediyey.<\/p>\n\n\n\n

\n