{"id":44154,"date":"2021-02-19T04:43:53","date_gmt":"2021-02-19T01:43:53","guid":{"rendered":"http:\/\/www.daafeet.com\/?p=44154"},"modified":"2021-02-19T04:43:56","modified_gmt":"2021-02-19T01:43:56","slug":"daawo-golaha-musharixiinta-oo-jawaab-culus-ka-bixiyey-weerarkii-xaley-kuna-baaqay-in-laga-qeyb-qaato-bananbaxa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2021\/02\/19\/daawo-golaha-musharixiinta-oo-jawaab-culus-ka-bixiyey-weerarkii-xaley-kuna-baaqay-in-laga-qeyb-qaato-bananbaxa\/","title":{"rendered":"Daawo Golaha musharixiinta oo jawaab culus ka bixiyey weerarkii xaley kuna baaqay in laga qeyb qaato bananbaxa"},"content":{"rendered":"\n
\"\"<\/figure>\n\n\n\n

Golaha musharixiinta ayaa jawaab culus ka bixiyey weerarkii ay ciidamada dowlada ku qaadeey hoteelkii ay degenaayeen musuuliiintii hore ee dowlada somaliya wexey ku timaameen in falkaasi uu ahaa fal aad u xun<\/p>\n\n\n\n

Warsaxaafadeedkan ayaa masuuliyiintii ka hadley waxaa ka mid ahaa reysulwasaarihii hore ee somaliya Xasan Cali Kheyrem gudoomiyaha xisbiga wadajir Cabdiraxmaan cabdishakuur, Musharax Cabdikariin Guuleed iyo weliba musharax Daahir Maxamuud Geele.<\/p>\n\n\n\n

Dhamaantoodna waxaa ay shacabka magalada muqdisho u baaqeen inay ka dhiidhiyaan falkii dhacay isla markaana ay ka qeyb qaataan isusobaxa lagu baaqay maalinta oo ah maalin jimco.<\/p>\n\n\n\n

\n