{"id":43199,"date":"2020-11-18T07:28:01","date_gmt":"2020-11-18T04:28:01","guid":{"rendered":"http:\/\/www.daafeet.com\/?p=43199"},"modified":"2020-11-18T15:31:19","modified_gmt":"2020-11-18T12:31:19","slug":"dhegeyso-reysulwasaare-kuxigeenka-dalka-oo-isku-bedeley-afhayeenka-madaxweynaha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2020\/11\/18\/dhegeyso-reysulwasaare-kuxigeenka-dalka-oo-isku-bedeley-afhayeenka-madaxweynaha\/","title":{"rendered":"Dhegeyso: Reysulwasaare Kuxigeenka dalka oo isku bedeley afhayeenka madaxweynaha"},"content":{"rendered":"\n
\"\"<\/figure>\n\n\n\n

Ra\u2019iisal Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa waxa uu maanta isagoo khudbad ka jeediyey Munaasabad ka dhacday Muqdisho uu weerar afka ah ku qaaday Murashaxiinta Mucaaradka.<\/p>\n\n\n\n

Reysulwasaare ku xigeenka ayaa waxaa uu difaacayey isaga oo ilaalsanaya kursigiisa qaabka ay doorashau dhaceyso iyadaoo ay kasoo horjeedaan dhamaan musharixiinta u taagan xilka madaxweynenimo ee dalka.<\/p>\n\n\n\n