{"id":42925,"date":"2020-11-04T07:51:15","date_gmt":"2020-11-04T04:51:15","guid":{"rendered":"http:\/\/www.daafeet.com\/?p=42925"},"modified":"2020-11-04T15:53:01","modified_gmt":"2020-11-04T12:53:01","slug":"dhegeyso-madaxweynihii-hore-ee-maamulka-hirshabele-ka-hadley-doorashooyinka-halkasi-kasocda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2020\/11\/04\/dhegeyso-madaxweynihii-hore-ee-maamulka-hirshabele-ka-hadley-doorashooyinka-halkasi-kasocda\/","title":{"rendered":"Dhegeyso: Madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabele ka hadley doorashooyinka halkasi kasocda"},"content":{"rendered":"\n
\"\"<\/figure>\n\n\n\n

Madaxweynihii hore ee Maamul goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Maalin, kaddib faah faahin ka bixiyay sababihii keenay in uu iska casilo xilkii Madaxweynaha Hir-Shabeelle xilli ay socdaan howlaha doorashooyinka.<\/p>\n\n\n\n

Waare ayaa marka hore sheegay in uu waqti badan uu geliyay maamul goboleedka Hir-Shabeelle si loo helo maamul nidaam & amni kala duwan leh, hayeeshee taasi ay socon weysay.<\/p>\n\n\n\n

Waxaa uu hadalkiisa intaasi ku daray in uu ka tanaasulay xilka Madaxweynaha Hir-Shabeelle, iyada oo ay u harsan tahay muddo hal Sano ah, sidoo kalena uusan xilligaan aheyn musharax Madaxweynaha Hir-Shabeelle.<\/p>\n\n\n\n