{"id":42898,"date":"2020-11-01T11:10:50","date_gmt":"2020-11-01T08:10:50","guid":{"rendered":"http:\/\/www.daafeet.com\/?p=42898"},"modified":"2020-11-01T15:16:25","modified_gmt":"2020-11-01T12:16:25","slug":"dhegeyso-sheekh-shariif-oo-ka-hadley-safarka-uu-ku-tegey-magalada-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2020\/11\/01\/dhegeyso-sheekh-shariif-oo-ka-hadley-safarka-uu-ku-tegey-magalada-jowhar\/","title":{"rendered":"Dhegeyso Sheekh Shariif oo ka hadley safarka uu ku tegey magalada jowhar"},"content":{"rendered":"\n
\"\"<\/figure>\n\n\n\n

Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamul goboleedka Hir-Shabeelle ayaa waxaa Maanta gaaray wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh shariif Sheekh Axmed, iyada oo siwyen loo soo dahweeyay.<\/p>\n\n\n\n

Soo dhawyen, kaddib sheikh Shariif oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay muddo kadib in uu booqasho ku tago Magaalada Jowhar laguna soo dhaweeyo.<\/p>\n\n\n\n