{"id":42870,"date":"2020-10-30T09:47:16","date_gmt":"2020-10-30T06:47:16","guid":{"rendered":"https:\/\/www.daafeet.com\/?p=42870"},"modified":"2020-10-30T14:49:40","modified_gmt":"2020-10-30T11:49:40","slug":"dhegeyso-xildhibaanada-maamulka-hirshabeele-oo-la-sheegay-in-la-musuqmasuqey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2020\/10\/30\/dhegeyso-xildhibaanada-maamulka-hirshabeele-oo-la-sheegay-in-la-musuqmasuqey\/","title":{"rendered":"Dhegeyso: Xildhibaanada maamulka hirshabeele oo la sheegay in la musuqmasuqey"},"content":{"rendered":"\n
\"\"<\/figure>\n\n\n\n

Dhawaan ayaa waxaa la soo bandhigay liiska Xildhibaannada Baarlamaanka Hir-Shabeelle, waxaana la sheegay in xulista xildhibaannada la musuq maasuqeen, isla markaana ay ka dambeeyeen mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda iyo Maamulka Hir-Shabeelle.<\/p>\n\n\n\n

Laba dhinac ayaa la sheegay inay ku lug lahaayeen xulista Baarlamaanka Hir-Shabelele, kuwaas oo kala ah Taliyaha Hay\u2019adda Nabadsugida Soomaaliya Fahad Yaasiin iyo mas\u2019uuliyin uu kamid yahay Madaxweyne kuxigeenka Hir-Shabeelle.<\/p>\n\n\n\n