{"id":42303,"date":"2020-08-17T16:02:23","date_gmt":"2020-08-17T13:02:23","guid":{"rendered":"https:\/\/www.daafeet.com\/?p=42303"},"modified":"2020-08-17T16:02:25","modified_gmt":"2020-08-17T13:02:25","slug":"malaga-hortagi-karay-weerarka-hotel-elite-maxaase-ka-jira-hadalka-taliye-ku-xigeenkii-hore-ee-nisa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2020\/08\/17\/malaga-hortagi-karay-weerarka-hotel-elite-maxaase-ka-jira-hadalka-taliye-ku-xigeenkii-hore-ee-nisa\/","title":{"rendered":"Malaga hortagi karay weerarka Hotel Elite maxaase ka jira hadalka taliye ku xigeenkii hore ee NISA?"},"content":{"rendered":"\n
\"\"<\/figure>\n\n\n\n

Qaraxa iyo weerarka lagu qaaday Hotel Elite ee degmada Cabdicaziiz ee magaalada Muqdisho ayaa dad badan wuxuu ku dhaliyay dareen cusub kaasoo ku saabsan sida Al-Shabaab ay ku gali karto goob amnigeeda inta badan aad loo adkeeyo.<\/p>\n\n\n\n

Taliye ku xigeenkii hore ee nabad sugidda Soomaaliya Cabdalla Cabdalla ayaa lix maalin kahor boggiisa Facebook soo dhigay qoraal uu ku sheegay in Al-Shabaabta duurka jooga iyo kuwa kujira dowladda uu ka dhex dhacay khilaaf la xiriira dhanka dhaqaale.<\/p>\n\n\n\n

Cabdalla Cabdalla ayaa ka digay qarax ay isku xumeynayaan labada Shabaab oo ka dhaca Muqdisho.<\/p>\n\n\n\n

Haddaba weerarka ayaa hadda abuuraya shaki ah run ahaanshiyaha qoraalka taliyihii hore ee nabad sugidda Soomaaliya kaasoo haddii uu jiro u baahan baaritaan la xiriira cidda Shabaab u fududeysay gelidda Hotelka iyo haddii ay jiraan xubno ka tirsan dowladda oo xiriir la leh Al-Shabaab.<\/p>\n\n\n\n

Sikastaba ha ahaatee waxey arrimahan kala caddaan doonaan kadib baaritaanka ay sameyso dowladda ee ku saabsan weerarka ay geysteen Al-Shabaab iyo cidda u sahashay gelitaanka Hotel-ka.<\/p>\n\n\n\n

Inta badan mucaaradka waxey ku eedeeyaan taliska nabad sugidda inaysan ka go\u2019neyn dagaalka lagula jiro Al-Shabaab, taasoo ay sabab ugu dhigeen sii socoshada dhibaatooyinka ay geysanayaan Al-Shabaab.<\/p>\n\n\n\n

\"\"<\/figure>\n\n\n\n

<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Qaraxa iyo weerarka lagu qaaday Hotel Elite ee degmada Cabdicaziiz ee magaalada Muqdisho ayaa dad badan wuxuu ku dhaliyay dareen cusub kaasoo ku saabsan sida Al-Shabaab ay ku gali karto goob amnigeeda inta badan aad loo adkeeyo. Taliye ku xigeenkii hore ee nabad sugidda Soomaaliya Cabdalla Cabdalla ayaa lix maalin kahor boggiisa Facebook soo dhigay […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":42289,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[5,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/qarax.jpg?fit=540%2C405","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-b0j","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42303"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42303"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42303\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42305,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42303\/revisions\/42305"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42289"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42303"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42303"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42303"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}