{"id":4149,"date":"2013-02-03T07:31:00","date_gmt":"2013-02-03T07:31:00","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=4149"},"modified":"2013-02-03T07:31:00","modified_gmt":"2013-02-03T07:31:00","slug":"aamulka-alshabab-oo-sheegey-iney-wadayaan-dagaalka-ey-kula-jiraan-amisom","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2013\/02\/03\/aamulka-alshabab-oo-sheegey-iney-wadayaan-dagaalka-ey-kula-jiraan-amisom\/","title":{"rendered":"Maamulka Alshabab oo sheegey iney wadayaan dagaalka ey kula jiraan Amisom"},"content":{"rendered":"

\"alshabab\"<\/a>Ururka Al-Shabaab ayaa ka hadlay dagaal duleedka Magaalada Beladweyne ee Gobalka Hiiraan ay kula galeen ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee ku sugan Gobalkaasi.<\/p>\n

Afhayeenka dhanka dagaalada ee Ururka Al-Shabaab Sheekh Cabdi Casiis Abuu Muscab oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in weerarka dagaalka ah ay ka dambeeyeen Ururka Al-Shabaab ayna ku qaadeen fariisin ciidanka Jabuuti ay ku leeyihiin duleedka Beladweyne.<\/p>\n

Abuu Muscab ayaa guulo ka sheegtay dagaalkaasi isaga oo sidoo kale sheegay inay sii wadi doonaan dagaalka ka dhanka ah ciidamada Jabuuti oo uu sheegay inay dalka kusoo duuleen.<\/p>\n

Dagaalka ka dhacay duleedka Magaalada Beladweyne ayaa wuxuu udhaxeeyay xoogaga Shabaab iyo sidoo kale ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ee Soomaaliya.<\/p>\n

Daafeet.Com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Ururka Al-Shabaab ayaa ka hadlay dagaal duleedka Magaalada Beladweyne ee Gobalka Hiiraan ay kula galeen ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee ku sugan Gobalkaasi. Afhayeenka dhanka dagaalada ee Ururka Al-Shabaab Sheekh Cabdi Casiis Abuu Muscab oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in weerarka dagaalka ah ay ka dambeeyeen Ururka Al-Shabaab ayna ku qaadeen […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-14V","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4149"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4149"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4149\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4149"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4149"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4149"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}