{"id":4112,"date":"2013-02-01T07:39:33","date_gmt":"2013-02-01T07:39:33","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=4112"},"modified":"2013-02-01T07:39:33","modified_gmt":"2013-02-01T07:39:33","slug":"madaxweynaha-dowlada-federalka-somaliya-oo-booqasho-ku-yimid-dalka-ingiriiska","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2013\/02\/01\/madaxweynaha-dowlada-federalka-somaliya-oo-booqasho-ku-yimid-dalka-ingiriiska\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo booqasho ku yimid Dalka Ingiriiska"},"content":{"rendered":"

\"xas<\/a>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi sare uu hogaaminayo ayaa waxeey ka dageen caasimadda dalka Ingriiska ee London.<\/p>\n

Waxaa safarkan Madaxweynaha ku wehliyo R\/Wasaare Ku Xigeenka ahna Wasiirka arimaha dibadda iyo iskaashiga Caalimiga Marwo Fawziyo Yusuf Adam,Wasiirul Dowlaha Madaxtooyadda Mudane Faarax Sh. Cabdul-Qaadir, la taliyayaasha Madaxweynaha, iyo saraakiil ka tirsan Villa Soomaaliya.<\/p>\n

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa wuxuu maalmihii tegay ku sugan Magaalada Brussels ee dalka Belgium, halkaasi oo uu kulamo kula lahaa madaxda sare ee Midowga Yurub oo madaxweynaha casuumaad u fidiyay, kuwaasi oo ay ka wada hadleen bogga cusub ee Soomaaliya u furmay iyo xiriirka labada dhinac iyo sida Midowga Yurub uu u taageeri karo Soomaaliya.<\/p>\n

Madaxweynaha booqashadiisa ayaa ayaa waxaa ey kusoo beegmeysaa kadib markii ay dowladda Ingriiska casuumaad rasmi ah u fidisay.” Cilaaqeed-keenii jiray ayaan rabaa in-aan dib u soo celino” Madaxweynaha ayaa safarkiisa wuxuu kula kulmi doonaa R\/Wasaaraha Ingriiska Mudane David Cameron iyo madax kale oo ka tirsan dalka Ingriiska .<\/p>\n

Daafeet.Com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi sare uu hogaaminayo ayaa waxeey ka dageen caasimadda dalka Ingriiska ee London. Waxaa safarkan Madaxweynaha ku wehliyo R\/Wasaare Ku Xigeenka ahna Wasiirka arimaha dibadda iyo iskaashiga Caalimiga Marwo Fawziyo Yusuf Adam,Wasiirul Dowlaha Madaxtooyadda Mudane Faarax Sh. Cabdul-Qaadir, la taliyayaasha Madaxweynaha, iyo saraakiil ka tirsan Villa […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-14k","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4112"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4112"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4112\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4112"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4112"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4112"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}