{"id":4094,"date":"2013-01-31T08:44:58","date_gmt":"2013-01-31T08:44:58","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=4094"},"modified":"2013-01-31T08:44:58","modified_gmt":"2013-01-31T08:44:58","slug":"madaxweynaha-dowlda-federalka-oo-wareysi-gaaban-siiyey-laanta-afsomaliga-bbc","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2013\/01\/31\/madaxweynaha-dowlda-federalka-oo-wareysi-gaaban-siiyey-laanta-afsomaliga-bbc\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Dowlada Federalka oo wareysi gaaban siiyey Laanta Afsomaliga BBC"},"content":{"rendered":"

\"xasan\"<\/a>Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta la hadlayay Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa waxaa uu ka hadlay arimo badan oo quseeya Soomaaliya iyo Somaliland .<\/p>\n

Xasan Sheekh Maxamuud oo socdaal ku joogo dalka Belgiumka ayaa sheegay in Soomaaliya ay mid tahay Islamarkaana Aqoonsiga dowladiisa ay heshay cidkasta oo Soomaali ah dan ay u tahay.<\/p>\n

Madaxweynaha ayaa muujiyay Midnimadaas inaysan leheyn ehelkiisa oo ay leeyihiin Soomaali Weyn,taas oo dhinac uu ugu xaarayo wararka sheegayay Somaliland iney ka soo horjeedo Talabooyinka Dowladiisa .<\/p>\n

Wuxuu sheegay Madaxweynaha Soomaaliya in Somaliland ay dhankeeda ay ka leedahay faa\u2019idadada kasoo baxda aqoonsigaas laakiin wax dhib uguma imaanayaan ayuu yiri.<\/p>\n

Xasan sheekh ayaa sidoo kale sheegay in dowladiisa cadaadis aysan ku rabin wadahadalada dowlada iyo maamulada dalka ka jira,cadaawadna uma qabno ayuu yiri Somaliland iyo Puntland.<\/p>\n

Daafeet.Com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta la hadlayay Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa waxaa uu ka hadlay arimo badan oo quseeya Soomaaliya iyo Somaliland . Xasan Sheekh Maxamuud oo socdaal ku joogo dalka Belgiumka ayaa sheegay in Soomaaliya ay mid tahay Islamarkaana Aqoonsiga dowladiisa ay heshay cidkasta oo Soomaali ah dan ay u tahay. Madaxweynaha ayaa […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-142","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4094"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4094"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4094\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4094"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4094"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4094"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}