{"id":4067,"date":"2013-01-30T08:22:33","date_gmt":"2013-01-30T08:22:33","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=4067"},"modified":"2013-01-30T08:22:33","modified_gmt":"2013-01-30T08:22:33","slug":"raysulwasaraha-somaliya-oo-manta-xafiiskiisa-kula-kulmey-wafdi-ka-socda-qaramada-midoobey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2013\/01\/30\/raysulwasaraha-somaliya-oo-manta-xafiiskiisa-kula-kulmey-wafdi-ka-socda-qaramada-midoobey\/","title":{"rendered":"Raysulwasaraha Somaliya oo manta xafiiskiisa kula kulmey wafdi ka socda Qaramada Midoobey"},"content":{"rendered":"

\"shirdon\"<\/a>R\/wasaaraha Soomaliya Cabdi Faarax Shirdoon\u00a0 ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo maanta Muqdisho socdaal ku yimid.<\/p>\n

Kulankaan oo ahaa mid ay albaabada u xiran yihiin ayaa waxaa xafiiska R\/wasaaraha dalka ku yeeshay R\/wasaare Saacid oo ay wehliyaan Xubno ka tirsan Golaha wasiirrada iyo wefdi ka socda Q.M uu hogaaminayay kaaliyaha xoghayaha guud ee Q.M u qaabilsan arrimaha siyaasadda Jefery feltman.<\/p>\n

Wefdiga ka socday Qaramada Midoobay waxaa kamid ah wakiilka gaarka ah ee xighayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya ambassadoor Mahiga iyo saraakiil kale.<\/p>\n

Kulanka markii uu soo idlaaday waxaa saxaafadda si wadajir ah ula hadlay R\/wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax shirdoon iyo madaxa wafdiga Q.M hogaaminayay Mr Feltman .<\/p>\n

R\/wasaarah ayaa sheegay in ay ka wada hadleen isbedelka siyaasadeed oo ay damacsantahay xukuumadda Soomaaliya iyo kaalinta ay Q.M ka qaadan karto caawinta Soomaaliya.<\/p>\n

Sidoo kale Kaaliyaha xoghayah guud ee Q.M u aqaabilsan siyaasadda Mr Feltman ayaa xusay in kulankan uu daba joogo kulankii uu dhawaan Addis ababa kula yeeshay madaxweyne Xasan Sheekh xog\u2019hayaha Q.M Banki muun.<\/p>\n

Daafeet.Com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

R\/wasaaraha Soomaliya Cabdi Faarax Shirdoon\u00a0 ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo maanta Muqdisho socdaal ku yimid. Kulankaan oo ahaa mid ay albaabada u xiran yihiin ayaa waxaa xafiiska R\/wasaaraha dalka ku yeeshay R\/wasaare Saacid oo ay wehliyaan Xubno ka tirsan Golaha wasiirrada iyo wefdi ka socda Q.M uu hogaaminayay kaaliyaha […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-13B","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4067"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4067"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4067\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4067"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4067"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4067"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}