{"id":3892,"date":"2013-01-25T07:20:16","date_gmt":"2013-01-25T07:20:16","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=3892"},"modified":"2013-01-25T07:20:16","modified_gmt":"2013-01-25T07:20:16","slug":"afhayeenka-ciidamada-kenya-col-cyrus-oguna-oo-sheegey-ineysan-wadahadal-la-galeyn-alshabab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2013\/01\/25\/afhayeenka-ciidamada-kenya-col-cyrus-oguna-oo-sheegey-ineysan-wadahadal-la-galeyn-alshabab\/","title":{"rendered":"Afhayeenka Ciidamada Kenya Col Cyrus Oguna oo sheegey ineysan wadahadal la galeyn Alshabab"},"content":{"rendered":"

\"oguna\"<\/a>Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in aysan wax wada-hadal ah kala galeyn Al-Shabaab la-heystayaal u dhashay dalkeeda oo ay kooxdu ku hanjabtay in ay dili doonto.<\/p>\n

Afhayeenka ciidanka Kenya Col. Cyrus Oguna ayaa sheegay in aysan dowladdu wada-xaajood la geli karin argagixiso, isagoo ku eedeeyay Al-Shabaab in ay sameynayso falal dambiyeedyo sharci kasta ciqaab ku ah.<\/p>\n

Muuqaal video ah oo ay Al-Shabaab soo saartay ayaa muujiyay la-heystayaal dowladda Kenya ka codsanaya in laga qeybqaato sii-deyntooda, wuxuuna Oguna ku tilmaamay in aysan maxaabiistaas aheyn kuwa dagaal, sidaa daraadeed Al-Shabaab laga doonayo in ay siideyso.<\/p>\n

Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa ku hanjabtay inay dili doonto la-haysteyaasha u dhashay dalka Kenya haddii dowladda Kenya aanay sii deyn dhammaan maxaabiista ku xiran xabsiyada dalka Kenya ee lala xiriirinayo argagaxisannimada.<\/p>\n

Daafeet.Com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in aysan wax wada-hadal ah kala galeyn Al-Shabaab la-heystayaal u dhashay dalkeeda oo ay kooxdu ku hanjabtay in ay dili doonto. Afhayeenka ciidanka Kenya Col. Cyrus Oguna ayaa sheegay in aysan dowladdu wada-xaajood la geli karin argagixiso, isagoo ku eedeeyay Al-Shabaab in ay sameynayso falal dambiyeedyo sharci kasta ciqaab ku […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-10M","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3892"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3892"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3892\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3892"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3892"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3892"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}