{"id":3759,"date":"2013-01-20T06:09:53","date_gmt":"2013-01-20T06:09:53","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=3759"},"modified":"2013-01-20T06:09:53","modified_gmt":"2013-01-20T06:09:53","slug":"wafdi-uu-hogaaminayo-reysulwasaraha-dowlada-federalka-somaliya-oo-maanta-booqdey-degmada-afgooye","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2013\/01\/20\/wafdi-uu-hogaaminayo-reysulwasaraha-dowlada-federalka-somaliya-oo-maanta-booqdey-degmada-afgooye\/","title":{"rendered":"Wafdi uu hogaaminayo Reysulwasaraha Dowlada Federalka Somaliya oo maanta booqdey degmada Afgooye"},"content":{"rendered":"

\"sacid\"<\/a>Wefdi uu hogaminaayo Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa booqasho ku tagay maanta Degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha hoose.<\/p>\n

Wafdiga Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa ku wehlinaye Wasiirka arimaha gudaha iyo ammaanka qaranka Xukuumadda Soomaaliya taliyaha ciidamada Nabadsugida Taliyaha ciidamada Booliiska iyo saraakiil kale.<\/p>\n

Ra\u2019iisul Wasaare Saacid oo kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee Bulshada Gobalka Shabeelaha hoose gaar ahaan Degmada Afgooye ayaa wuxuu sheegay in Xukuumadiisa aysan u dulqaadan doonin in ciidanka ay dhibaatooyin kala duwan u geestaan shacabka.<\/p>\n

Wuxuu sheegay in Xukuumadiisa ay ku dadaalayso sugida dhanka ammaanka goobaha ay Dowladda Soomaaliya gacanta ku hayso islamarkaana ay ku dadaalayaan ammaanka deeganada ay Dowladda ay maamusho.<\/p>\n

Daafeet.Com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Wefdi uu hogaminaayo Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa booqasho ku tagay maanta Degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha hoose. Wafdiga Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa ku wehlinaye Wasiirka arimaha gudaha iyo ammaanka qaranka Xukuumadda Soomaaliya taliyaha ciidamada Nabadsugida Taliyaha ciidamada Booliiska iyo saraakiil kale. Ra\u2019iisul Wasaare Saacid oo kulan la qaatay qeybaha […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-YD","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3759"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3759"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3759\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3759"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3759"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3759"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}