{"id":3481,"date":"2013-01-07T20:24:40","date_gmt":"2013-01-07T20:24:40","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=3481"},"modified":"2013-01-07T20:24:40","modified_gmt":"2013-01-07T20:24:40","slug":"suldaano-maanta-soo-gaaray-magalaada-baydhabo-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2013\/01\/07\/suldaano-maanta-soo-gaaray-magalaada-baydhabo-sawirro\/","title":{"rendered":"Suldaano Maanta soo Gaaray Magalaada Baydhabo (Sawirro)"},"content":{"rendered":"

\"6\"<\/a>Odayaashaan oo uu horkacayay Suldaan Warsame Suldaan Ibraahim ayaa maanta ka soo dagay garoonka Magaalada Baydhabo Janaay, iyadoo ay halkaasi ku soo dhoweeyeen Madaxda Gobolka Baay, Siyaasiyiin, Culumaa\u2019udiin, Odayaal dhaqameed, Dhallinyaro iyo Haween.<\/p>\n

Odayaasha oo loo galbiyay Hotel looga diyaariyay magaalada, ayaa loo sameeyay xaflad ballaaran oo lagu soo dhoweeynayay, waxaana halkaasi ugu horeeyn hadallo ka jeediyay Aqoonyahan Cabdi Aadam Hoosow oo sheegay inuu Suldaanada ay u yimaadeen inay ka qayb qaataan Dhismaha Dowlad goboleedka Koonfurta Soomaaliya ee ka dhici doono magaalada Baydhabo Janaay.<\/p>\n

Suldaan Warsame Suldaan Ibraahim oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay inay u yimaadeen Magaalada Baydhabo dhisida dowlad Goboleed ka kooban Lixda gobol ee Koonfurta Soomaaliya, waxaana uu sheegay inay\u00a0 ku dadaalli doono isku keenida dhamaan qabaa\u2019ilka dega goboladaan, isagoo sidoo kale xusay inay ku shaqayn doono rabbitaankooda, si loo helo dowlad goboleed loo wada dhan yahay.<\/p>\n

\"1\"<\/a>\"2\"<\/a>\"3\"<\/a>\"4\"<\/a>\"5\"<\/a>Wariye Maxamed\u00a0Cade<\/strong><\/p>\n

Daafeet.com<\/p>\n

Baydhabo Janaay<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Odayaashaan oo uu horkacayay Suldaan Warsame Suldaan Ibraahim ayaa maanta ka soo dagay garoonka Magaalada Baydhabo Janaay, iyadoo ay halkaasi ku soo dhoweeyeen Madaxda Gobolka Baay, Siyaasiyiin, Culumaa\u2019udiin, Odayaal dhaqameed, Dhallinyaro iyo Haween. Odayaasha oo loo galbiyay Hotel looga diyaariyay magaalada, ayaa loo sameeyay xaflad ballaaran oo lagu soo dhoweeynayay, waxaana halkaasi ugu horeeyn hadallo […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-U9","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3481"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3481"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3481\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3481"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3481"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3481"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}